Sunday, December 21, 2008

OGEYSIIS O S F. Sweden present ruwaayad


waa hees cajiib ah

boorow iyo jacelka

jecelka dhabta ah waa midka ay labada qof ee is jecel ay wadaagaan jeceyl ku dhisan is aminid iyo is ixtiraam, labada qof aa in ay yihiin laba qof oo u diyaar ah in ay isla qeybsadaan dhibka iyo dheefta, ee aysan ahayn kuwo dano gooni ah isugu ymid sida lacag ama dano kale.
haddaba, akhristow waxaa jira sheekooyin ama dhacdoyin badan oo laga so weriyey dad jeceyl dhab ah uu ka dhexeeyay sida Qeys iyo Leyla, Cambara iyo cantara iyo kuwo la mid ah

dhalinyarada iyo maanta

dhalinyarada somaliyeed ha ahaadeen kuwa ku nool qurbaha iyo gudahaba waxa heysta dhibaatooyin kala gedisan, oo ay ugu weyntahay dhibaatada dhinaca waxabarashada dhaqaalaha iyo amniga.
haddaba, dhaliyarada waxaa loogu baaqayaa in ay ka fogaadaan qabiilka iyo qurunka oo ay u soo jeestaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhibaatooyinka ka taagan dalkooda. waa iyaga kuwa lagu dagaal geliyey qabiilka ee dilay walaalahooda, hadaba iyaga ayaa wax ka bedeli kara xaalada uu dalka ku sugan yahay ee ha ka keceen fadhiga oo dalkooda wax ha u qabteen

sawiro

sawiro
daawo sawiradan

Followers