Tuesday, January 6, 2009

Boorow!! Jacaylkii Lagu Hantay Daacadnimada!




aqrista yaasha sharafta mudan waxaan halkaan idiinku soo diyaariyay noocyada JACAYLKU ukala baxo,
jacaylku waa labo qaybood oo kala ah mid dhab ah iyo mid dhalanteed ah,
waxaa jiro in ay dadku aaminaan inta badan jacaylka dhalanteedka ah oo aysan marnaba aaminin midka dhabta ah . taasoo ay sabab u tahay qofwaliba cod karnimadiisa.

waxaa jira dad somali oo sameeya jacayl dhab ah iyo kuwa kaloo sameeya mid dhalanteed oo inta badan lagu guuleysto jacaylka dhabta ah. guushaasi waxaa sababa inta badan sida ay isugu kalsoonyihiin lamanayaasha daacada isku ah oo kawada hadla inta badan wanaag iyo kalmadaha xalaasha ay kuwada sheekeystaa iyo waliba mustaqbalkooda ay kahadlaan iyo sida ay kuwada noolaan lahaayeen,

marka waxaa dhaca mararka qaarkooda in lamaana yaasha mid kamid ah uusan kan kale si dhab ah u jaclayn laakiin ugu sheekeeya in uusan noolaan karin la,aanteeda ama la,aantiisa

midkaasoo ugu danbeyntii u jeclaada xad dhaaf kan jaloo daacada iska ahaan jiray

waayo taasi inta badan waxay ku dhacdaa ama sababa midkaasi kale daacadnimadiisa

marka walaalayaal jacaylka waa wax jira oo waliba leh mid dhab ah iyo mid dhalanteed ahba laakiin ogoow wax waliba in ay ku xiran tahay midka daacada ah jacaylkiisana daacad u ah

in uu ka abwood badinaayo kan kale,

Aqristoow qisadaani waa qiso dhab ah oo aniga igu dhacday hada ka hor oo aan ku bad baaday daacadnimada aan u qabay gabadha aan jeclaa oo haatan ila nool ayadoo maanta ii jacal sidaan u jeclaa si kadaran la,aantaydana aanay u maleyn in ay noo laan karto dhib walboo aan ka soo maro waxaa hubaal ah in aan maanta ku guu leystay jacaylkeyga dhabta ahaa aqristoow sidadaan dhabta ah waxaan idiin ku soo gudbin doonaa halkaan ayadoo Qoraal ah oo tafaasiil kaamil ah wadato min biloow ilaa dhamaadkeeda si aad u xaqiiq sataan DAACADNIMADA in ay tahay shay qaali ah oo guul iyo barwaaqo kuu horseedi karo hadaad tahay nin sidayda camal jacaylkiisa daacad u ah

2 comments:

  1. asc walaal.
    sxb aad ayaa u khaldan tahay camal nooh
    Aduunyadan ma jiro qof aan qof kale la,aabtiisa noolaan karin.
    adigana ma waxaa rabtaa in aad naga dhaadhicisid laaanteyda ma noolaan karo.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waraa iska daa hadaladaas waayo kuuma fiicna.
    haddad wax jeclaaneysid jeclow Ilaahay taas ayaa kuu kheyr badan iyo raac sunnada Rasuulka.
    naagtaada jeclow waxba kuuma heysti lkn naagteyda ayaan jeclahay waana soo bandhigaa kaas jaceyl ma aha ee waa in aan is faaliyo ayaan rabaa.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ReplyDelete
  2. Mohamed.................
    sxp marka hore ASC salaan ka dib horta maqaalkaagan waan arkaa lakin meesha wax qiso ah kuma arko xagee geysay qisadan aad noo mac maceysay aan aragnee sidaad isku faantayeeeeee?.

    ReplyDelete

sawiro

sawiro
daawo sawiradan

Followers