Sunday, December 21, 2008

dhalinyarada iyo maanta

dhalinyarada somaliyeed ha ahaadeen kuwa ku nool qurbaha iyo gudahaba waxa heysta dhibaatooyin kala gedisan, oo ay ugu weyntahay dhibaatada dhinaca waxabarashada dhaqaalaha iyo amniga.
haddaba, dhaliyarada waxaa loogu baaqayaa in ay ka fogaadaan qabiilka iyo qurunka oo ay u soo jeestaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhibaatooyinka ka taagan dalkooda. waa iyaga kuwa lagu dagaal geliyey qabiilka ee dilay walaalahooda, hadaba iyaga ayaa wax ka bedeli kara xaalada uu dalka ku sugan yahay ee ha ka keceen fadhiga oo dalkooda wax ha u qabteen

No comments:

Post a Comment

sawiro

sawiro
daawo sawiradan

Followers